jafo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

Macnaha:

  1. 1. Qolof, jilif iwm geed ka goosasho. 2. Gogol boor ka duulin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur