jihaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jahaad¹.ld jahaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jahaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad¹.(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0