jariidadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-raa'id, m.l)Macnaha:Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido.