jarmaad

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. Aroor hore socosho. ld jermaad.

jermaad

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-day, -dday)

Macnaha:

  1. ld jarmaad.