jawi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hawada dhulka ku wareegsan. 2. Cimilo.
  2. 1. Nabar aan biskoon; joqofey. 2. Dhul hawd ah oo oomane ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cimilo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin m.l)

Macnaha:

  1. Xaaladaha kala duwan ee jawi oo meeli leedahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

joqofey

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Boog aan dhaqso u raysan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur