jeegoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:Madaxa dadka xaggiisa dambe; qadaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qadaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:Madaxa docdiisa dambe; jeego.Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0