jeelbixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jeelbax². ld jeelbax¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jeelbaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax jeelka bi'iya. 2. J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay. 3. ld jeelbixid.1. Jeelgooyn; xiisadhicid. 2. Xoolo dha-naan ku filan helid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0