jeelgoo

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)

Macnaha:

  1. Xiisag-goyn; jeelbixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jeelbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jeelbax². ld jeelbax¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur