jeldiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld jildi¹.ld jildi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jildiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Galka buugta iyo kutubta dusha looga dahaaro. ld jaldi¹, jeldi¹.Buug ama kutub gal dusha uga dahaarid. ld jaldi², jeldi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0