jidir

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Madow khad u eg oo awrtu qadaadka ku yeelato marka ay qooqdo; dawaad; tawaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dawaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Khad. 2. Weelka khadda lagu shubto. 3. Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tawaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dawaad.