tawaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dawaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dawaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Khad. 2. Weelka khadda lagu shubto. 3. Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0