dawaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Khad. 2. Weelka khadda lagu shubto. 3. Madow khadka u eg oo awrka qoorka ahi ku yeelato qadaadka. ld tawaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
khadQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
tawaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dawaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00