jil
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Daliigo suun ah oo dhigaha lagu maro. 2. Qayb, miilo. 3. Lo'bulsho ah. 4. Jurmi nafley. 5. ld jilid.
- 1. Wadaaddo ama ardo quraan, muddo quudin. 2. Muuqaal iyo fal ahaan wax isaga dhigid. 3. (riw.) Cid dhaajin.

