lul

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Wax jilicsan oo dabka la shidayo marka hore lagu huriyo.
  2. 1. Wax ruxid. 2. Wax meel ka soo lalmin.