jallaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².