jimicQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Naxariis; kaalmo; turaal; jixinjix. 2. Sidkiisa dhammaad ku dhowyahay (xoolo); habaasiyey.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
naxariisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dareen raxmadeed oo cid ku dhasha dhib cid kale haysata darteed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kaalmoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Gargaar ama caawimaad cid loo fidiyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
turaalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Naxariis cid loo galo. ld turniimo, turniin, turniinsho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jixinjixQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Naxariis; raxmad. 2. ld jixinjixid.U j.: cid naxariis u yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0