jinaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ballaar; dhumuc; qiro; jurmi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ballaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ballac.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dhumucQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Inta wax dherer leh, siman ballarkiisa ama weynaantiisu le'egtahay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qiroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Inta xalleefsanaanta ballaarku le'egyahay; dhumuc; baaxad. ld qaro.Qof fal in uu sameeyey caddeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
jurmiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhumuc; qiro; baaxad. ld jirmi (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00