ballaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ballac.

ballac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.