jinsiyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Dhalasho qaran ee cidi leedahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur