naadi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo/-iyaal, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. Rug dad isku dan ahi ku kulmaan. 2. Dad isugu tegay arrimo siyaaso, jinsiyad, ama bulsho.
- 1. Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid. 2. Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

