jiridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg jir². ld jirrid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:1. Oogada dadka. 2. Roob badan oo habeen da'a.1. (f.g) Meel ku maqnaansho. 2. (f.g) Nafley iwm mudda noolaan. 3. (f.g) Wax sugnaantooda hubid. 4. (f.mg) La j.: xoolo ilaalin. 5. (f.mg) La j.: cid la socosho ama la joogid. 6. Jirtoo: waa yahay ee... Tus. “Naahoy, jirtoo hadduu aabbahaa dhul kala dillacay isku kabi karayo waa nin rag ah, hayeeshee aniga meesha aabbahay joogo dhulkuba kama kala dillaaco!”. 7. Iska j.: Ka digtoonow! 8. Shay intuu ka fogyahay shay kale.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
jirridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Qaybta hore ee geedka ee xididdada ka sarraysa; sal; gun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0