jirroole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof aan caafimaadkiisu wanaagsanayn; qof jirro badan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur