jasaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Qofka wanaaggii loo galo ka abaal dhaca. ld jisaar.