jasaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Qofka wanaaggii loo galo ka abaal dhaca. ld jisaar.

jisaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jasaar.