sahay

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cunto loo qaato in lagu jidma-ro; jiscin.
  2. Cunto jidmar ahaan cid u siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jiscin

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. ld jicsin. Cuntada loo qaato safar ama socdaal; Sahay. 2. (-mo, m.dh) Xargaha wadaanta siddada looga dhigo midkood.
  2. Cunto safar ama socdaal loo qaato cid siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur