joomeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dibi weyn oo dhufaan ah; baqay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baqayQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dibi dhufaan ah oo shilis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0