julul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Gardarro; Gaboodfal.
  2. Gardarro cid ku samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gardarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarr.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gaboodfal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Gardarro bareer ah oo cid lagu sameeyo. 2. ld gaboodfalid.
  2. Ku g.: gardarro bareer ah cid ku samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur