juqayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg juqee. ld juqays.

juqee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)

Macnaha:

  1. Wax caarad fiiqan leh wax ku mudmudid.

juqays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld juqayn.