kaadirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:ld kaadar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kaadarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Qof loo diyaariyey maamul ama hoggaan siyaasadeed. ld kaadir.Lamidka: kaadirSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0