kaadish

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-dshay, -dshiday; -dshi)

Macnaha:

  1. Kaadiyid.

Lamidka: Kaadiyid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kaadiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kaadi³. ld kaadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur