kaayQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meel wax lagu qariyo.Wax qarin. ld kay³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kayQaabnax: mu.dhm.lyMacnaha:Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koobaad ee kelida ah. Tus. “Waa isku kay mid”.(kaayay, kayday; kaayi) ld kaay². .ld kayga². .Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0