kayQaabnax: mu.dhm.lyMacnaha:Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koobaad ee kelida ah. Tus. “Waa isku kay mid”.(kaayay, kayday; kaayi) ld kaay². .ld kayga². .Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kaayQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Meel wax lagu qariyo.Wax qarin. ld kay³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kaygaQaabnax: mu.lh.lMacnaha:(kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Midkan kayga ma ah”. .Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Dalkaygu waa hodan”. ld kay³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0