kabriidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ddo, m.dh)Macnaha:Qoryo yaryar oo afka baaruud ku leh, oo markii meel lagu xoqo deb bixiya; qaraf; tarraq. ld kebriid, kibriid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qarafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-fyo, m.dh)Macnaha:Kabriid; tarraq.Qori xalleefsan oo ciidda digada xoolaha iwm lagu guro; digaxaar.Weel qori ka samaysan oo kaadida geela iyo goggobada lagu qamiiriyo marka xoolaha la dhayayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
tarraqQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-qyo, m.dh)Macnaha:Qoryo yaryar oo la farsameeyey oo afka baaruud ku leh; kabriid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kebriidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kabriid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kibriidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kabriid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0