tarraq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qoryo yaryar oo la farsameeyey oo afka baaruud ku leh; kabriid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabriid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qoryo yaryar oo afka baaruud ku leh, oo markii meel lagu xoqo deb bixiya; qaraf; tarraq. ld kebriid, kibriid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur