qaraf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-fyo, m.dh)
Macnaha:
- Kabriid; tarraq.
- Qori xalleefsan oo ciidda digada xoolaha iwm lagu guro; digaxaar.
- Weel qori ka samaysan oo kaadida geela iyo goggobada lagu qamiiriyo marka xoolaha la dhayayo.

