kacdood
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro. 2. ld kacdoodid. ld kacdoon.
- Nabar inuu bogsaday la moodayey caalirid. ld kacdoon².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

