kacdoon
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- ld kacdoodid.
- (taar.) Bannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed.
- ld kacdood².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

