kacdoodidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg kacdood². ld kac-dood¹, kacdoomid, kacdoon¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kacdoodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dib u caaliridda nabar la moodaayay in uu bogsooday dib u caaliro. 2. ld kacdoodid. ld kacdoon.Nabar inuu bogsaday la moodayey caalirid. ld kacdoon².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kacdoomidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kacdoodid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kacdoonQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld kacdoodid.(taar.) Bannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed.ld kacdood².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0