kamiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cabbid horaadda xoolo ooman. 2. Rabitaan saa'id ah oo cunto iyo cabbitaan loo qabo.