karbaash
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-shyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Suun dhuuban oo dheer oo dabo la qabto leh, waxna lala dhaco, jeedal. 2. Calallo, jawaano iwm oo la isku tolo oo waxyeellada rarka looga celiyo gaadiidka.
- Wax jeedal la dhicid.

