karin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rmo/-imo, n. m.)

Macnaha:

  1. 1. Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda. 2. Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban. 3. (-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo. 4. Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan.
  2. eeg kari. ld karis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Dab iyo biyo wax ku bislayn. 2. Biyaha iwm aad u kululeyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

karis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld karin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur