jin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Uun Eebbe oo ka duwan malaa'igta iyo Aadamiga, isugu jira caasi iyo caabud oo dadku uusan arki karin. 2. J. ah: wax isla eg. 3. J. ah: Qof dhib badan.
- Dhudhunka gacanta geestiisa calaacasha xigta.

