xargag
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.
- Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag², xarkag².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

