khabar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhacdo naxdin leh. 2. ld khabaar¹.
  2. (nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khabaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax aan horey loo ogeyn oo laysu sheego ama la helo; war. ld khabar.
  2. U k.: cid war u dirid ama u sheegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur