weer
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-rar, m.l)
Macnaha:
- 1. Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar. 2. Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.
- (nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar.
- Weer xirasho.

