khabaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax aan horey loo ogeyn oo laysu sheego ama la helo; war. ld khabar.
  2. U k.: cid war u dirid ama u sheegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

war

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rar, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Wax aan hore loo ogeyn oo laysu sheego. 2. Hadal.
  2. Meel weyn oo la qoday oo biyuhu fariistaan.
  3. ld waryaa.
  4. Wax qorrax iyo dabayl u dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khabar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhacdo naxdin leh. 2. ld khabaar¹.
  2. (nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur