khamiir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.
  2. Badar cajiiman khamiir noqosho.