qamiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld khamiir¹.ld khamiir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khamiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.Badar cajiiman khamiir noqosho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0