khushuucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld khashuuc¹.ld kha-shuuc².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
khashuucQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda. ld khushuuc¹.1. Dareen beernugeyl diimeed leh muujin. 2. U k.: wax ka raalli noqosho ama la dhicid. ld khushuuc².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0