khudaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld khudrad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
khudradQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:Dhir yaryar oo ka kooban ubax, caleemo iyo xididdo oo dadku cuno, cuntadana ku darsado. ld khudaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00